Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in aanay ka qayb gali doonin shirka Waddamada G20, oo qorshuhu yahay in bishan uu ka dhacdo Johannesburg. Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Marco Rubio ayaa sheegay in ficillo xun xun oo ka socda Koonfur Afrika ay sabab u yihiin in aanay tegin shirkan “Koonfur Afrika waxay sameyneysaa waxyaabo aad u xun. [&hell
GUUSHI AY REAL MADRID XAQIIJISAY WAKHTI DHAMAADKI CIYAARTA
Real madrid way ku dhibaatoodeen Leganes Balse way guuleysteen waxayna iska xaadiriyeen afar dhamaadka Copa del reyga. El clasico ama Derby madrid
TALIYAHA CUSUB EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sarreeye guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan u magacaabay inuu noqdo taliyaha guud ee ciidanka milateriga Somaliland, isaga oo beddeli doona taliyihii hore ee ciidankaas, general Nuux Ismaaciil Taani, oo muddo 10 sanno ku dhow hayey xilkaas. Magacaabista Taliyahan cusub ee ciidanka mila
REAL MADRID AYAA KOOXDA SALZBURG 5-1………
Real madrid ayaa xaqiiqsatay kaalmaha play offka ee tartanka champions league kadib markii ay 5 gool ku xasuuqeen Salzburg kulan kale oo heer sare ah oo Madrid ku muujisay soo kabasho iyo sare u kac qaab ciyaareed.
COME BACK GII LAYAABKA LAHAA EE PSG KAGA SO KABATAY MAN CITY
paris saint Germain ayaa soo laabasho aan caadi aheyn ku sameysay Manchester city iyaga oo kasoo kabtay 2-0 kuna guuleystay 4-2 Guul qaali ah oo keentay kaalmaha play offka Halka manchester city jah wareer weyn gashay iyaga oo qarka u saaran macasalaameynta wareega 1aad ee champions league
Soonka Hortii: Talooyin oo ku Saabsan Dadka Qaba Cudurka Macaanka, Soonka Ka Hor Iyo Muddada Soonka
Cudurka macaanku waxa uu ka mid yahay xanuunnada aanay aad isu qaadan soonka, sidaa awgeed qof kasta oo macaan leh waxaa waajib ku ah inta aanu soomin ama waajibaadka soonka sabab la’aan isaga deynin, in uu la tashado dhakhtar caafimaad oo takhasus ah qiimayn buuxdana caafimaadkiisa ku sameeya. Haddii in uu soomo ay noqoto, haddana […]
MASHRUUCA GARAADKA MACMALKA EE AI
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay mashruuc weyn oo lagu horumarinayo garaadka macmalka ah (AI), oo ay iska kaashanayaan shirkadaha OpenAI, SoftBank, iyo Oracle. Mashruucan ayaa lagu maalgelin doonaa $100 Bilyan wajiga kowaad si loo horumariyo kaabeyaasha garaadka macmalka ah (AI) ee Maraykanka, waxaana qorshuhu yahay in afar sanno gudahood
Bandhiga liverpool kulamada champions leage ee 2024-25
Liverpool xilli ciyaaredkan Champions league Guul v Milan Guul v Bologna Guul v Leipzig Guul v Bayer leverkusen Guul v Real madrid Guul v Girona Guul v Lille 7 Kulan 7 Guulood Liverpool ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee iska xaadirisa wareega 16ka
Come Back gii mucjisada ahaa ee xalay dhex maray barcelona iyo benfica bilow goal-dhamaad goal
4-5 Barcelona ayaa ka badbaaday guuldaro weyn iyaga oo soo laabasho Waali ah sameeyay oo xaqiijiyay Guul weyn oo taarikhi ah kulan aan caadi aheyn oo lagu tilmaami karo kii ugu xamaasada badnaa champions league xilli ciyaaredka Kulan ku bilowday Gool kuna dhamaaday Gool oo Barca ku xaqiiqsatay 3 dhibcood oo dahabi ah.
WAA MAXAY Cryptocurrency ?
Cryptocurrency (ama lacag dhijitaal ah) waa lacag ku jirta qaab dhijitaal ah oo aan ku tiirsanayn nidaam ama dowlad dhexe sida bangiyada ama dowladaha. Waxay ku shaqaysaa tiknoolajiyada loo yaqaan ‘blockchain’, taas oo ah nidaam kaydin xogta iyo xaqiijinta macaamilada si ammaan ah oo aan la beddeli karin. Cryptocurrency waxaa lagu gadan