Real madrid way ku dhibaatoodeen Leganes Balse way guuleysteen waxayna iska xaadiriyeen afar dhamaadka Copa del reyga. El clasico ama Derby madrid
REAL MADRID AYAA KOOXDA SALZBURG 5-1………
Real madrid ayaa xaqiiqsatay kaalmaha play offka ee tartanka champions league kadib markii ay 5 gool ku xasuuqeen Salzburg kulan kale oo heer sare ah oo Madrid ku muujisay soo kabasho iyo sare u kac qaab ciyaareed.
COME BACK GII LAYAABKA LAHAA EE PSG KAGA SO KABATAY MAN CITY
paris saint Germain ayaa soo laabasho aan caadi aheyn ku sameysay Manchester city iyaga oo kasoo kabtay 2-0 kuna guuleystay 4-2 Guul qaali ah oo keentay kaalmaha play offka Halka manchester city jah wareer weyn gashay iyaga oo qarka u saaran macasalaameynta wareega 1aad ee champions league
Bandhiga liverpool kulamada champions leage ee 2024-25
Liverpool xilli ciyaaredkan Champions league Guul v Milan Guul v Bologna Guul v Leipzig Guul v Bayer leverkusen Guul v Real madrid Guul v Girona Guul v Lille 7 Kulan 7 Guulood Liverpool ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee iska xaadirisa wareega 16ka
Come Back gii mucjisada ahaa ee xalay dhex maray barcelona iyo benfica bilow goal-dhamaad goal
4-5 Barcelona ayaa ka badbaaday guuldaro weyn iyaga oo soo laabasho Waali ah sameeyay oo xaqiijiyay Guul weyn oo taarikhi ah kulan aan caadi aheyn oo lagu tilmaami karo kii ugu xamaasada badnaa champions league xilli ciyaaredka Kulan ku bilowday Gool kuna dhamaaday Gool oo Barca ku xaqiiqsatay 3 dhibcood oo dahabi ah.