Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in aanay ka qayb gali doonin shirka Waddamada G20, oo qorshuhu yahay in bishan uu ka dhacdo Johannesburg. Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Marco Rubio ayaa sheegay in ficillo xun xun oo ka socda Koonfur Afrika ay sabab u yihiin in aanay tegin shirkan “Koonfur Afrika waxay sameyneysaa waxyaabo aad u xun. [&hell
TALIYAHA CUSUB EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sarreeye guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan u magacaabay inuu noqdo taliyaha guud ee ciidanka milateriga Somaliland, isaga oo beddeli doona taliyihii hore ee ciidankaas, general Nuux Ismaaciil Taani, oo muddo 10 sanno ku dhow hayey xilkaas. Magacaabista Taliyahan cusub ee ciidanka mila
MASHRUUCA GARAADKA MACMALKA EE AI
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay mashruuc weyn oo lagu horumarinayo garaadka macmalka ah (AI), oo ay iska kaashanayaan shirkadaha OpenAI, SoftBank, iyo Oracle. Mashruucan ayaa lagu maalgelin doonaa $100 Bilyan wajiga kowaad si loo horumariyo kaabeyaasha garaadka macmalka ah (AI) ee Maraykanka, waxaana qorshuhu yahay in afar sanno gudahood