DAWLADA MAREYKANKA AYAA DIIDMO CAD KA GUDBISAY KA QEYB GALKA SHIRKA WADAMADA G20……


Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in aanay ka qayb gali doonin shirka Waddamada G20, oo qorshuhu yahay in bishan uu ka dhacdo Johannesburg.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Marco Rubio ayaa sheegay in ficillo xun xun oo ka socda Koonfur Afrika ay sabab u yihiin in aanay tegin shirkan “Koonfur Afrika waxay sameyneysaa waxyaabo aad u xun. La wareegidda hantida gaarka ah. Isticmaalka G20 si kor loogu qaado ‘midnimada, sinnaanta, [iyo] waaritaanka.’ Si kale haddii loo dhigo: DEI iyo isbeddelka cimilada,” Ayuu yidhi Rubio qoraal soo dhigay bartiisa X.
All reactions:
302302
Leave a Comment